Latest News

Hanti-Dhawrka Guud ee Qaranka oo shirkadaha Heshiiska kula jira Xukuumada ku amray inay so Xareyaan Heshiisyadii ay Xukuumada wada-galeen

15-Decembar-Hargeisa-Times-Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Shirkadaha Heeshiska Kula Jirya Xukuumada Faray In Soo ...

Friday, 15 Dec - 18:01 PM  
Share This

Dawo;Wasiir-Qabo oo ka hadlay Xukuumada u so Dhisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

15-Decembar-Hargeisa-Times-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland ayaa so dhaweeyay Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Muuse ...

Friday, 15 Dec - 16:04 PM  
Share This

Dawo;Wasiirka Cusub ee Wasaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo shegay in Wasaradii Duulista iyo Hawada la hos-kenay Wasaradiisa

15-Decembar-Hargeisa-Time- Wasiirka Cusub ee Wasaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilahi Abokor Cisman ayaa shegay ...

Friday, 15 Dec - 15:14 PM  
Share This

Dawo;Xildhiban Nacnac oo ka hadlay sidu u arko Xukuumada u so dhisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Jimce-14-Decembar-Hargeisa-Times-Xildhiban Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka hadlay sida uu arko Xukuumada Cusub ee Madxweyne ...

Friday, 15 Dec - 14:50 PM  
Share This

Dawo;Dawlada Jabuuti oo so dhaweysay Xukuumada Cusub ee Somaliland

Jimce-15-Decembar-Hargeisa-Times-waftigii ka socday Xukuumada Dalka Jabuuti ayaa so dhaweyay Xukuumada Cusub ee so dhisay Madaxweynaha ...

Friday, 15 Dec - 14:24 PM  
Share This

Daawo;Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo ka Dareen-celiyay Xilka culus ee Madaxweynaha Somaliland u Magacabay

Khamiis-14-Decembar-Hargeisa-Times-Wasiirka Cusub ee Wasaradda Horumarinta Maliyada Somaliland oo ka Dareen-celiyay Xilka uu u Magacabay Madaxweynaha ...

Thursday, 14 Dec - 15:06 PM  
Share This

Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirada Iyo Wasiir Ku Xigeenada Uu Maanta Magacaabey Madaxweyne Muuse Biixi + [Beesha Ugu Wasiirada Badan ]

Hargaysa (Hargiesa Times)_ Shabakada Wararka ee Hargeisa Times waxay Halka Akhristayaasha ku xidhan ugu so ...

Thursday, 14 Dec - 15:04 PM  
Share This

Deg Deg Madaxtooyada Somaliland Oo Hadda Ku dhawaaqaday Liiska Wasiirda Xukuumada Muuse Biixi

       

Thursday, 14 Dec - 10:50 AM  
Share This

Daawo;Madaxweynihii hore ee Somaliland oo markii Dharinta iyo Caleem-saarka Madaxweynaha Cusubi dhamaatay Socd-lug ah ku tagay Gurigiisa

13-Decembar-Hargeisa-Times-Madxweynihii Hore ee Mnata Xilka Warejiyay Axmed Mxamuud Siilanyo ayaa marakay dhamatay Dhaarinta iyo Caleemo-sarka ...

Wednesday, 13 Dec - 17:51 PM  
Share This

Daawo;Xilka Qaranka wa lo-Kala Sareya Balse Sharciga aya Sareynaya Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

13-Decembar-arbaca-Hargeisa-Times Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Manta lo-dhaariyay Xilka Madaxweynaha Somaliland oo Noqonaya Madaxweynihi Shanaad ...

Wednesday, 13 Dec - 16:35 PM  
Share This

Daawo;Waxan Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ku warejinaya,Dal leh Calan kaliya`Cumlad kaliya`iyo Caqiido kaliya` Madaxweynihii Xilka ka degay ee Somaliland Axmed Siilayo

12-Decembar-Hargeisa-Times-Madaxweynihii Hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilanyo ayaa ayaa ka Jeediyay Khudbad qiimo-badan munaasibadii uu ...

Wednesday, 13 Dec - 15:12 PM  
Share This

Daaw;Qabkii lo-Dhariyay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

https://www.youtube.com/watch?time_continue=22&v=OAgY3QYud7k 12-Decembar-Hargeisa-Times- halkan ka Daawo Dhaarti Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Wednesday, 13 Dec - 14:48 PM  
Share This

Daawo;Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale oo la dardaarmay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

13-Decembar-Hargeisa-Times;Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo manta ka hadlay Madashii Caleemo-saarka-iyo Dhaarinta Madaxweynaha ...

Wednesday, 13 Dec - 14:34 PM  
Share This

Ugaaska Beelaha Ciise oo Somaliland u imanaya Beri ka qaybgalka Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Dareenada ku Xeeran

Salaasa-12-Decembar-Hargeisa Times- Maalinta Beri ah oo ah Maalin Arbaca ah Waxa La-filayaa in Qabsoonto Munaasibada ...

Tuesday, 12 Dec - 17:22 PM  
Share This

Dawlada Kenya Ayaa ka Jawaabtay Warbixin Kaso Baxday Qaramada Midoobay

Salaasa, December, 12, 2017 Hargeisa Times) - Dowladda Kenya ayaa ka jawaabtay eedeymo ku saabsan ...

Tuesday, 12 Dec - 14:20 PM  
Share This

Daawo;Xoghayaha Dawlada Hooose oo ka hadlay Doorka Dawlada Hoose ee Hargeisi ku leedahay Xlwareejinta Labada Madaxweyne

12 Decemabar Hargeisa Times- Xoghayaha Fulinta Caasimada Hargeisa oo ka waramay Dorkay ay Dawlad Hoose ...

Tuesday, 12 Dec - 10:46 AM  
Share This

Faysal Cali Waraabe Annigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani waxa ay ku Fiicnayd Cabdiraxmaan Ciro

Hargiesa Times Faysal Cali Waraabe Annigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani waxa ay ku Fiicnayd ...

Tuesday, 12 Dec - 10:28 AM  
Share This

Ruushka oo billaabay in uu ciidammadiisa kala baxo Suuriya

Ruushka ayaa billaabay in uu qaar ka mid ah ciidammadiisa kala baxo dalka Suuriya, sida ...

Tuesday, 12 Dec - 10:22 AM  
Share This

“Midawga Yurub wuxuu ku lugleeyahay tacadiyada loo gaysto qaxootiga Liibiya”

Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionDoomaha muhaajiriinta ayaa si joogto ah loogu hor istaagaa xeebaha Liibiya Dalalka Midawga Yurub ...

Tuesday, 12 Dec - 09:57 AM  
Share This

15 Qo ayaa Xanuunad Jadeecada iyo OOf-wareenka ugu Geriyooday Degaanada Shimbiraale iyo Darasalaam oo ka tirsan Gobolka Sanaag

12/Decembar/017-Hargeisa Times-Dad Tiradooda lagu sheegay 15 Qof ayaa Xanuunada Jadeecad iyo oof Wareenka ugu Geeriyoday ...

Monday, 11 Dec - 18:27 PM  
Share This

Xukuumada Somaliland oo Benisay inay jiraan Wasiiro Xukuumada ka tirsan oo lagu so rogay Amar shegaya inay Dalka ka dhofaan

Isniin, December, 11, 2017 (Hargeisa Times) Madaxtooyada Soomaaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay ...

Monday, 11 Dec - 15:10 PM  
Share This

Mucaaridka Kenya ayaa dib u dhigay Dhaarinta Musharaxoodi Raila Odinga

Isniin, December, 11, 2017 (Hargeisa Times - Isbahaysiga Mucaaradka dalka Kenya ee magacooda loo soo ...

Monday, 11 Dec - 14:34 PM  
Share This

Hay,ada La-Dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in Somaliland Musuq Baahsani ka jiro

Isniin, December, 11, 2017 (Hargeisa Times- Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for ...

Monday, 11 Dec - 13:58 PM  
Share This

Daawo;Wasiirka Wasaaradda Maaliyada somaliland oo Dareen Celisay Shahaado sharaf la Gudoonsiiyay

Hargeisa Times;Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo ka Dareen-celisay Shahaado sharaf la Gudoonsiiyay,Daawo Muqaal

Monday, 11 Dec - 13:11 PM  
Share This

Xarunta Xaquuqal Insaanka Somaliland oo so Bandhigtay Xaaladda Xuquuqal Insaanka Somaliland

Axad, December, 10, 2017- Hargeisa Times – Xarunta Xuquuqul insaanka Somaliland ayaa soo bandhigtay falalka ...

Sunday, 10 Dec - 18:03 PM  
Share This

Qaramada Midoobay oo so saartay Tirada Dadka ku dhintay Somaliya intii u dhaxaysay sanadahii 2016ka ila 2017ka

Hargeisa;Times;Xafiiska Qaramada midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadamaha ayaa so saaray Tirada dadka lagu Dilay Somaliya ...

Sunday, 10 Dec - 17:20 PM  
Share This

Daawo; Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada oo ka hadlay Cabashada Arday Reer Somaliland ah oo deeq waxbarasho ka helay Dalka itoobiya

Hargeisa Times; Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa marki u horeysay ka ...

Sunday, 10 Dec - 15:18 PM  
Share This

Daawo;Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo ka hadlay Suxufiyiin sifo sharciga Baalmarsan ugu xidhay Magalooyinka Dalka

Hargeisa Times; Magaalada Gabiley wariye ayaa ku xidhan Mayirka gabiley ayuu u xidhanyay,Borame wariye ayaa ...

Sunday, 10 Dec - 13:49 PM  
Share This

Daawo; Nuxurka Khudbad Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo ka jeediyay Xaflada Furitaanka Rugta kutubta Qaranka

Hargeisa Times; Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland ayaa si rasmiya u Furay Rugta akhriska Kutubta Qaranka oo ...

Sunday, 10 Dec - 13:15 PM  
Share This

Gudoomiye Faysal Muxu ka yidhi Labareeriga Qaranka ee logu magac daray Madaxweyne Siilanyo

Hargeisa Times; Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng`Faysal Waraabe oo ka Hadlayay munaasibad lo-sameeyay furitaanka Labareeriga qaranka ...

Saturday, 09 Dec - 17:12 PM  
Share This